MANHAJKA AASAASKA TABABARKA SAFE

Description

SAFE (Hubinta Helitaanka XorriyaddaHadalka) waa dedaalka ugu weyn ee IREX si ay ugu suurta geliso xirfadleyaasha warbaahinta iyo xiriiriyeyaasha bulshada inay ku shaqeeyaan sida ugu ammaansan uguna macquulsan ee meelaha xirmay ama xirmaya. SAFE waxay u adeegtaa inay qalabeyso shaqaalaha warbaahinta iyo xiriiriyayaasha bulshada oo qaababka si adkeysi leh loogu sii wadayo shaqadooda muhiimka ah iyo maamulida—sidoo kale sida yareynta—halisaha iyo qataraha ay la kulmaan shaqada maalin ku maalin oo ogaanshaha cadaala darada, wargelinta musuqmaasuqa, iyo kala xisaabtanka maamulada.

development partners

Related Resources

Send this to a friend